Ciyaarada semi final ka dhax martey soomaaliya iyo Uganda oo ay guushu ku raacday soomaaliya

12 October oo ku began maalinta calanka blue ga ee jamhuuridda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa ciyaar xiiso badan dhex martey xulka kubada cagta Soomaaliya iyo dhigooda Uganda. Waxaa ay guushu ku raacday xulka qaranka soomaaliya under 17 ka. Shacabka soomaaliyeed ayaa aad ugu faraxsan heer ay soogaareyn wiilasha dayarta xulka qaranka Soomaaliya

Leave a comment