Ciyaartooda soomaaliyeed ee under 17 ka ayaa sami final gaaray

Wakiilo u dhashay dalka faransiska iyo Belgium oo dhawan so gaari doona Addis, aya aad u xisenaayo dhowr xiddig oo xulkeena ka mid ah, xogta aya shegeysa in Abdirahman oo qadka daafaca ka dheela iyo Cabdixafiid ay ugu horeyaan.
Wakiladaan aya raba in xidigaha yaryarka ah in ay ka saxixdan heshisyo si ugu noqdan wakiladooda, suuqna ay ugu radiyaan.
Guul allaha ka dhigo

Leave a comment